Al-Shabaab oo weerar dhimasho geystay ku qaaday Bus Nairobi ku sii jeeday

Wararka ka imanaya Gobolka Mandera ayaa sheegaya in weerar lala beegsaday baabuur bas ah uu maanta ka dhacay degaankaas. Wararka aanu ka helnay dadka degaanku waxa ay sheegayaan in dabley la aaminsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerareen baabuurka oo u socday magaalada Nairobi. Wararka hordhaca ah ee nasoo garaaya ayaa sheegaya inuu … Continue reading Al-Shabaab oo weerar dhimasho geystay ku qaaday Bus Nairobi ku sii jeeday